Grenfell Communications Somali

Page 1 of 4

Su'aalaha Jawaab celinta

Tilmaamaha foomka falcelinta

Si aad u aado bogga xigga, riix badhanka ‘continue’ ee ku yaala qaybta hoose ee midig ee bogga. 

Si aad u aado boggii hore, riix badhanka ‘back’ ee ku yaala geeska bidix ee bogga.

1. Arrimahaan soo socda keebaa sida ugu fiican u qeexaya xiriirkaaga Grenfell? Fadlan dooro dhammaan meelaha ku khuseeya
2. Si toos ah ma uga heshay xiriir qoraal ah Dowlada, oo ay ku jiraan Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka (Deputy Prime Minister), Wasaaradda Guriyeynta, Bulshooyinka iyo Dawladaha Hoose, si ay kuula socodsiiyaan shaqada Dowladda ee ka jawaabista musiibadii ka dhacday Grenfell Tower (tusaale ahaan warqad laguu soo diray)?
3. Goorma ayay ahayd markii ugu dambeysay oo aad xiriir ka hesho Dawlada?
4. Adoo adeegsanaya cabbirka 0 ilaa 10 sidee wax ku ool u ahaa xiriirada aad ilaa hadda heshay?
5. Fadlan sharax jawaabtaada iyo haddii ay macquul tahayna, noo sheeg sida xiriirkeenu u noqon karo mid wax ku ool ah ama haddii ay jiraan tusaalooyin xiriir aad horey nooga heshay oo habboonaa.
6. Waa maxay nidaamka xiriirka ee aad jeceshahay inaad xogta ku hesho? Fadlan dooro dhammaan meelaha ku khuseeya
7. Fadlan noo sheeg sababaha aad ku jeclaatay xiriirka noocaan ah oo noo soo jeedi qaabab kasta oo kale oo aad xogteena kuu maqli karto
8. Imisa jeer ayaad jeceshahay inaad xogteena maqasho?
9. Majiraan wax kale oo aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto kuna saabsan sida aan kuula xariirno ama isbadelo kasta oo aad jeclaan lahayd inaad aragto. Tani waxaa ku jiri kara hab kasta oo xiriir oo aad jeclaan lahayd inaanan isticmaalin mustaqbalka.